Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya oo la kulmay Safiirka Hindiya
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa la kulmay H.E. Namgya Khampa, Danjiraha Hindiya u fadhiya Kenya. Labada mas'uul ayaa ka wada hadlay arrimaha laba geesoodka ah...
Read more











