Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed guusha cafinta deyntii lagu lahaa dalkeenna
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhammeystirka geeddiga Deyn Cafinta Soomaaliya ay tahay guul taariikhi ah oo u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed oo...
Read more











