Duqq Muqdisho oo kormeeray Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar, asigoo halkaasi salaan sharaf kaga qaatay Cutubyo kala gedisan...
Read more











