Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Marwo Anita Kiki Gbeho “SAWIRRO”
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle ( Jaabiri ) ayaa maanta kulan la qaatay ku xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya...
Read more











