Howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose
Ciidanka Kumandoosta Danab oo kaashanayaa saaxiibada caalamiga ah ayaa weerar qorsheysan ayaa ku beegsaday kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab deegaan 60Km dhinaca koofurgalbeed ka xiga magaalada Kismaayo. Weerarka ayaa waxaa...
Read more











