Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhagax dhigay Dekadda Baraawe “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed mudanw Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa dhagax dhigay dekada Caasimadda Koonfur Galbeed...
Read more











