Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS oo xubin ku yeeshay Baarlamaanka Pan-Afrika
Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo midkiiba uu shan xubin oo iskugu jira labada aqal ee baarlamaanada wadan kasta usoo diro. Sanatar...
Read more











