Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiirka Cadaaladda iyo Wasiiru-dowlaha Waxbarashada
Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Mudane Cabdullahi Axmed Maxamed Wakiil, halka Wasiiru-dowlaha Wasaaradda...
Read more










