Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay shir deg deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan...
Read more











