Ergeyga Gaarka Ee Gurmadka Abaaraha Oo La Kulmay Sargaal Sare Oo Ka Tirsan Midowga Yurub
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Komiishanka Midowga Yurub u qaabilsan gargaarka bani’aadannimada Janez Lenarcic. Kulanka oo ka...
Read more











