Agaasimaha Hay’adda NISA oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey saxiixa sharciga Hay’adda
Agaasimaha Guud ee Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha JFS saxiixa Sharciga Hey’adda oo muhiim u ah dalka.
Read more











