Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xildhibaannada cusub ee Puntland ku metelaya labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanadaan ayaa dhawaan lagu doortay labada deegaan...
Read more











