WFP oo kordhisay kaalmada la siinayo bulshada Galmudug “SAWIRRO”
Hey'adda cuntada adduunka ee WFP oo kaah-shaneysa Wasaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb xalay ku qabatey munaasabad lagu daahfurayay kordhin lagu sameeyay tirada qoysaska lasiinayo kaalmada beni'aadanimo...
Read more











