Xildhibaamnada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixyay miisaaniyadda 2022
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo ku-xigeenka koobaad ee Golaha shacabka oo ay weheliyaan Guddoonka Aqalka sare ayaa shir guddoomiyey Kalfadhiga 1aad kulankiisa...
Read more











