Guddiga doorashada Puntland oo shaaciyay ergada 6dii kursi ee u dambeeysay
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa waxa ay shaaciyeen in Guddiga Maamulka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Puntalnd ay usoo gudbiyeen Guddiga Xulista Ergada 6dii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka...
Read more











