Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta “SAWIRRO”
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka Geeddi-socodka Dhab-u-heshiinta iyo is-dhaxgalka Bulshada Galmudug oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta. Shirkan oo...
Read more








