Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray dalka Uganda
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda. Wasiirka ayaa kulan la qaatay Xubno ka tirsan Wasaaradda Difaaca ee...
Read more










