Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Kaaraan “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay kulanka Wadatashiga Horumarinta Amniga Degmada Kaaraan. Kulankaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka...
Read more











