Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn “SAWIRRO”
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn ee gobolka Bari. Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr...
Read more











