Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Masar ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Masar ay u soo...
Read more










