Tababar ku saabsan hufnaanta doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
SIimInaar loogu kuurgalayey qaabka korjoogayaasha uga qayb qaadanayaan hufnaanta Doorashooyinka Dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho; iyada oo ay ka qaybgaleen madaxa Hawlgelinta Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT)...
Read more










