Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal oo caawa ku geeriyooday Muqdisho
Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariisto Guddoomiyihii Gudigga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Fadraal ee Soomaaliya Cabdullaahi Abyan Nuur, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen Dhakhaatiirta Isbitaalka Martini...
Read more











