Ku-xigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya oo madaxda Puntland kala hadashay xaqiijinta qoondada haweenka ee 30%
Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulantay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni...
Read more










