Midowga Afrika oo Soomaaliya u soo magcaabay ergay kala shaqeeya arrimaha doorashooyinka
Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya kala shaqeyn doona Arimaha siyaasadda iyo Doorashooyinka. Guddoomiyaha Guddiga Midowga...
Read more











