Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay qurbajoogta Hirshabeelle “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qurbajoogta Hirshabeelle. Mudane Cali Guudlaawe ayaa kulanka uu maanta la qaatay qurbajoogta Hirshabeelle waxaa...
Read more











