The bodies of young siblings were found in Baidoa
The bodies of two siblings aged 9 and 7 years were found today in the outskirts of Baidoa town of Somalia’s Southwest State. The children were gone missing on Wednesday...
Read moreThe bodies of two siblings aged 9 and 7 years were found today in the outskirts of Baidoa town of Somalia’s Southwest State. The children were gone missing on Wednesday...
Read moreSomali government ratified on Tuesday seven ILO Conventions including on violence and harassment, tripartite consultation, safety and health at work and migration. Somalia reached a major milestone that will significantly...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay waxgaradka Degmooyinka Wadajir, Dharkeynley, Kaxda,...
Read moreWhen H.E President Mohamed Abdullahi Farmaajo took office, he fully dedicated himself to strengthen democratic institutions such as the polls body, NIEC to take Somalia to a multiparty, 1P1V Elections...
Read moreXoolo nool oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku xareeyeen Xero ku taala Deegaanka Labi-dulle ayay bambooyin ku dhifteen, kahor inta aysan isaga cararin Deegaankan oo ay Maanta la wareegeen Ciidamada Xoogga...
Read moreDowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo laami. Dhismaha waddadan ayaa qeyb ka...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir. Shirka waxa uu socon doonaa muddo labo...
Read moreDooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa la xisaabtanka hey’adaha fulinta ee hannaanka...
Read moreGolaha Aqalka Sare ayaa kulan looga hadlayay ka qaybgalka siyaasadda dhallinyarada u qabtay Xildhibaanno ka socday Dowlad Goboleedyada Dalka. Senatarrada dhallinyarada ah ee ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Read moreDawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee u socda dawladda iyo dawladaha xubnaha ka ah dawladda federaal...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho