Wasaaradda Arrimaha gudaha oo daah furtay shir ku saabsan dib u yagleelidda nidaamka diiwaangelinta Madaniga “SAWIRRO”
Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay shir looga hadlayo dib u yagleelidda nidaamka diiwaangelinta madaniga ah ee Muwaadinka. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka...
Read more











