Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ka hadashay dardar gelinta howlaha la tacaalidda COVID-19 “SAWIRRO”
Kulanka todobaadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo ay maanta wadajir u shir-guddoominayeen Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Axmed Mire Cali "Faafaale" iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Mahad Caabi Ciise ayna...
Read more











