DAAWO: 9 ruux oo ka bogsatay COVID-19 oo laga bixiyay Isbitaalka Martiini
9 ruux oo ka bogsatay cudurka COVID-19 ayaa laga bixiyay Isbitaalka Martiini, kuwaasi oo helay adeeg caafimaad oo tayo leh. Hadaba Halkan ka daawo warbixinta oo dhameystiran https://www.facebook.com/sntvnews/videos/508205283906442
Read more











