Taliska ciidanka booliska oo soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo soo qabtay “SAWIRRO”
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal argagixisanimo oo howlgal lagu soo qabtay. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadaq Aadan Doodisho ayaa sheegay...
Read more











