Tartanka kama dambeysta ah ee Galmudug iyo Banaadir oo ka socoto garoonka Eng, Yariisow
Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka kubadda Cagta Banaadir iyo Galmudug, kaasi oo...
Read more











