Akhriso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo la magacaabay
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Halkan ka akhriso guddiga
Read moreGuddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Halkan ka akhriso guddiga
Read moreWasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa shirkadaha yar-yar iyo kuwa dhaxe iyo wax ka qabashada caqabadaha...
Read moreKu-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa manta booqday jiidda hore ee uu ka socdo dagaal looga sifaynayo Al-Shabaab deegaannada ay ka joogaan...
Read moreXafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia. Waxaa la sameeyay ciidan gaar ah oo uu...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka kormeerka Ra’iisul Wasaaraha ayaa ahaa mid uu ugu...
Read moreAMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen. Ciidankan oo qeyb ka ah booliska AMISOM ayaa waxaa la geyn...
Read moreShirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed ee golaha iyo hay’adaha kale ee dowladda, ahmiyadda Daahfurnaanta, Isla...
Read moreDadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen cudurka Corona-virus oo dunida fara ba’an ku haya. Dadkan oo...
Read moreWasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Sidoo kale Wasaarradda Arrimaha Gudaha,...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu shaqada uga joojiyay Saraakiisha loo yeeray ayaa kala ah Lt....
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho