Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida saraakiishii lagu dilay Gaalkacyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo. Madaxweynaha...
Read more











