Guddiga doorashada Galmudug oo guddoomiye u doortay Maxamed Daahir
Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay waxayna guddigu cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Maxamed Daahir Guuled, halka Guddoomiye...
Read more











