Wasaaradda Caafimaadka oo agab looga hortagayo COVID-19 kala wareegtay Urur Goboleedka IGAD “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kala wareegtay Urur Goboleedka IGAD agab caafimaad oo lagu ilaaliyo bad-qabka shaqsiga (PPE), waxa ayna ka koobnaayeen Af-xir,...
Read more











