Ciidamada kumaandooska ee DANAB oo howlgallo ka sameynaya Degmada Wanlaweyn iyo tuulooyinka hoostaga
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgallo qorsheysan ka wada Degmada Wanlaweyn iyo deegaanno ku dhaw dhaw oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo...
Read more











