Xildhibaan Dalxa iyo mas’uuliyiin kale oo ka qeyb galay aaska Marxuum Cumar Shooli
Aaska Allaha u naxariistee fanaankii Cumar Cabdulle Shooli waxaa ka qayb galay Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir Ibraahin Cumar Mahad Alla, fanaaniinta hobollada Qaranka Waabari iyo...
Read more










