Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u naxriistee Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane...
Read more











