Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga shanaad kulankiisa 27-aad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi...
Read more











