Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinka dambe dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Wafdiga Ra'iisul Wasaare...
Read more











