Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Yeeshay Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Caabuudwaaq “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka oo ka dhacay xarunta agoonta...
Read more











