Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada
Gudoomiyaha Degmada Balcad, Qaasim Cali Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa xaaladda amni ee Degmada oo ay maalmahan ka jireen shaqaaqooyin. Shirkan...
Read more











