Wasiir Fiqi oo la kulmay Safiirka Sweden ee Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya, Joachim Waern. Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen...
Read more










