Ardayad lagu dilay mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho
Rag hubeysan ayaa Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ku dhex dilay gabar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadda. Xilliga uu dilka dhacayey ayaa lagu jiray gudaha Fasallada Jaamacadda Soomaaliya xarunteeda...
Read more











