Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baadi goob weli loogu jiro dad lagu la’yahay qaraxii Ex-koontarool

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Baadi goob weli loogu jiro dad lagu la’yahay qaraxii Ex-koontarool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maalmo kaddib falkii arxandarada ahaa ee naftii halige ka tirsanaa Al-shabaab uu ka geystay isgoyska Ex-koontarool Afgooye, weli isbitaallada iyo goobaha caafimaad ee Muqdisho waxaa ka taagan xaalad murugsan, waxaana qolalka meydadka la dhigo, hor tuban boqolaal shacab ah oo baadi goobaya xubno ka mida eheladoodii si ay ugu helaan nolol iyo geeri mid uun.

Hay’adda danbi baarista Boliiska Soomaaliyeed ee C.I.D iyo maamulka isbitaalka Madiina ayaa ku howlan sidii ay u reebi lahaayeen, xogta meydadka eheladoodii la’yahay, si xogtaasi loogu reebo xilliga ay yimaadaan eheladooda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wararka ayaa sheegaya in ku dhawaad 11 meyd ay si daran u gubteen,taas oo sababtay in la aqoonsan waayo,waxaana hay’adda danbi baarista ee C.I.D ay wadaa sidii meydadka looga baari lahaa dheecaanka D.N.A si loo garto cidda ay ka maqanyihiin.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay dalka Turkiga u qaaday qaar kamid ah dhaawacyadii cuslaa ee ku waxyeelloobay qaraxii argagaxiso ee Ex koontarool,waxeyna dowladdu wadaa gurmad dibadda loogu qaaday dhaawacyada culus ee aan dalka wax looga qaba karin,iyadoo maanta la filayo in dalka Qatar loo qaado dhaawacyo kale, si halkaas loogu soo dabiibo.

Previous Post

Diyaarad siday dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo gaartay Ankara.

Next Post

Guddiga gurmadka oo xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la weeysnaa

Next Post
Guddiga gurmadka oo xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la weeysnaa

Guddiga gurmadka oo xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la weeysnaa

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In