Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baahiyaha Caafimaad ee ka jira degmada Warsheekh oo maamulka Magaaladaas sheegay in wax laga qabanayo “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Baahiyaha Caafimaad ee ka jira degmada Warsheekh oo maamulka Magaaladaas sheegay in wax laga qabanayo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha degmada Warshiiq ee gobalka Shabeelaha dhexe Xasan Maxamed Axmed oo la-hadley Radio Muqdisho ayaa faahfaahiyey shaqooyin kala duwan oo degmadaas ka socda.

Waxaa uu sheegey in uu komeer shaqo ku tagey qeybo badan oo degmada ah waxana uu tilmaamay in ugu horeyn ay booqdeen Cisbitaalka guud ee degmada kaas oo dhismahiisa iska kaashadeen Jaaliyadada ka soo jeeda deegaanka iyo shacabka degmada Warsheekh.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Waxaa uu intaas ku daray inay booqdeen qaybaha kala duwan ee Isbitalka iyagoona Maamulka iyo Shaqalahaba ku amaanay sida hufan ee dadka ugu adeegayaan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo waxaa uu sheegay in kormeerkiisa ay ku wehlinyaeen qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha deegaanka oo dhankooda  boogaadiyey dadaalka Maamulka iyo Dhaqaatiirta Isbitaalka wadaab.

Gudoomiyaha degmada Warshiikh Xasan Maxamed Axmed sheegay in fadhiyada ugu horeeya ee golaha uu yeelan doono looga hadli doono baahiyaha Caafimaad ee ka jira degmada.

Ugu dambeyn Gudoomiyaha degmada Warshiiq Xasan Maxamed Axmed  ayaa sido kale  sheegey inuu kormeer ku sameeyey Maxkamada degmada iyo xarumaha ciidanka degmada, dhamaan xarumahaas waxaa ka socda howlo aad u wanagsan.

Degmada Warshiiq ayaa kamid ah degmooyinka ugu Ammaanka badan degmooyinka gobobolka Shabeelaha dhexe halkaas waxaa ka howgala Ciidanka Xoogga dalka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho “Dhageyso”

Next Post

Ciidanka Ammaanka Baladweyne oo Miino ka saaray Waddada isku xirta Garoonka Ugaas Khaliif iyo Magaalada Baladweyne

Next Post
Ciidanka Ammaanka Baladweyne oo Miino ka saaray Waddada isku xirta Garoonka Ugaas Khaliif iyo Magaalada Baladweyne

Ciidanka Ammaanka Baladweyne oo Miino ka saaray Waddada isku xirta Garoonka Ugaas Khaliif iyo Magaalada Baladweyne

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In