Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2020
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo arbaco ah ansixiyay miisaaniyada 2020 oo Wasaaradda Maaliyadda ay horgeysay dhawaan.

64 Xildhibaan oo kulanka maanta soo xaadiray ayaa dhammaantood ogolaaday, kaddib markii ay ka doodayeen maalmihii la soo dhaafay sida uu sheegay Guddoomiye Dr. Maxamed Nuur Gacal.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Miisaaniyadda 2020 ee Galmudug ayaa lagu qiyaasay $17,230,54 (Todobo iyo toban malyan, laba boqol iyo soddan kun, konton iyo afar doolar), taasoo muujinaysa koror balaaran, marka loo barbardhigo tii sanadkii 2019 oo ahayd $6,960,705, iyadoo cel celis ahaan ay korortay miisaaniyadda.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Cali Gacal ayaa sheegay inay Xildhibaanada Galmudug u codeeyeen Maasaaniyadda lasoo gudbiyey isla markaana ay hadda wixii ka dambeeyo tahay mid ansax ah.

Hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa xoogga saaraya hagaajinta maamulka maaliyada, sare-u-qaadida daqli gudaha iyo hirgalinta kaabayaal dhaqaale.

Previous Post

 Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Suudaan uga qeyb galaya Shirka Urur Goboleedka IGAD

Next Post

Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ee degmooyinka oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ee degmooyinka oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeennada Amniga ee degmooyinka oo loo soo xiray tababar “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In