Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Baarlamaanka Liibiya oo ka shiraya kalsooni siinta Xukuumadda Cusub

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
6 years ago
in Afrika, Wararka
0
Baarlamaanka Liibiya oo ka shiraya kalsooni siinta Xukuumadda Cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Wakiilada Dawladda Liibiya ayaa kalfadhigoodii rasmiga ahaa ee sanadkan waxa uu uga furmay magaalada Sirta, iyadoo uu shirguddoomiyey kalfadhigaas guddoomiyaha Baarlamaanka Liibiya mudane Caqiila Saalax.

Kulanka kalfadhiga Baarlamaanka Liibiya waxaa sidoo kale soo xaadiray  guddoomiye  ku-xigeenka  Koowaad  Prof. Fawzi Al-Nuwairi iyo ku-xigeenka Labaad Dr. Ahmid Houmeh, sidoo kale waxaa kalfadhiga joogay 132 Xildhibaan oo kamid ah tirada uu ka kooban yahay Baarlamaanka Liibiya oo dhan 200 oo Xidhibaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ajandaha kalfadhiga Baarlamaanka Liibiya waxaa ugu muhiimsanaa in golaha  ay si rasmi ah kalsooni u siiyaan Xukuumadda cusub ee uu dhowaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Liibiya, si ay u bilowdo shaqada laga sugayo, waxaana fadhiga codka kalsooni siintu uu bilaaban doonaa kadib marka ay Baarlamaanku dhagaystaan qorshaha Xukuumadda cusub.

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga oo Soomaalida ugu baaqay inay ilaaliyaan xakameynta COVID-19

Next Post

Dawladda Suudaan oo Ka Digtay Hoos u Dhac Ku Yimaadda Biyaha Wabiga Niil.

Next Post
Dawladda Suudaan oo Ka Digtay Hoos u Dhac Ku Yimaadda Biyaha Wabiga Niil.

Dawladda Suudaan oo Ka Digtay Hoos u Dhac Ku Yimaadda Biyaha Wabiga Niil.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In