Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo ka doodaya hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Baarlaamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya Hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka kulan ay ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka ee magalada Muqdisho

Xildhibaan Maxamed Cumar habdhawraha Baarlamaanka Federaalka ah oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in mudanayaasha ka doodi doonaan hindise Sharciyeedka Iibka iyo qandaraasyada Qaranka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta waxa uu ku saabsanyahay ka doodista hindise sharciyeedka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka, akhrinta labaad ayuu soo maray, balse Xildhibaanada maanta waxaa fursad loo siinayaa inay ka doodaan oo ay aragtidooda ka dhiibtaan, oo hadii ay su’aalo u baahdaan loo iftiimiyo, hindise sharciyeedkan 178 qodob ayuu ka koobanyahay, Guddiga Maaliyada oo uu guddoomiye ka yahay Samaan Sheekh Daahir ayaa soo diyaariyay” ayuu yiri Xildhibaanka.

Kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ayaa mudanayaasha waxaa looga fadhiyaa inay meel mariyaan hindise sharciyeedyo dhowr ah oo muhiim u ah geedi socodka hiigsiga 2016-ka.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur

Next Post
Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isu soo dhiibay gacanta ciidanka dowladda ee Ceel buur

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In