Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo ka doodaya Hindise sharciyeedka saxaafadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda kaga hadli doono Hindise sharciyeedka Saxaafadda

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah habdhowraha baarlamaanka ayaa sheegay in ajandaha kulanka uu yahay akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka saxaafadda oo akhrinta kowaad baarlamaanka horey u soo maray, kaasi oo dib loogu celiyay guddiga Warfaafinta ee baarlamaanka, kuwaasi oo maanta mar labaad baarlamaanka hor keeni doono, si uu u maro akhrinta labaad.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“Xildhibaannada waxa ay aragtidodoa ka dhiibayaan hindise sharciyeedka saxaafadda, waxaana markii ay soo gabo gabowdo guddiga Warfaafinta looga fadhiyaa inay uruuriyaan aragtida Xildhibaannada si ay wax ka badal ugu soo sameeyaan ama ay ku soo daraan tallooyinka Xildhibaannada, taasi oo ugu dambeyn mari doono akhrinta saddexaad” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

Xildhibaanka ayaa tilmaamay in kalfadhiga 7aad ee baarlamaanka ay horyaalan sharciyo muhiim u ah geedi socodka sanadka 2016-ka, isagoo xusay in mudanayaasha ay xoogga saari doonaan meel marinta sharciyada muhiimka ah.

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay aga gaarka buulo burde

Next Post
Buulo Burte: Xaaladda nololeed ee dadka oo sii xummaaneysa

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay aga gaarka buulo burde

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In